Taliyaha Ciidamada Puntland Gen. Siciid Dheere Waraysi siiyey VOA.[Dhagayso]
(February 28, 2015)
Garoowe:-Barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay dagaallada ay dawladda Puntland kula jirto ururka Al-shabaab gaar ahaan dagaallada ka socda buuralayda Galgala. Waxaa
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Huda ee Garowe oo looga hadlay qaadka iyo dhibka uu bulshada ku hayo.
(February 28, 2015)
Garoowe:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Huda ee magaalada Garowe ayaa shalay waxaa looga hadlay qaadka iyo dhibka uu bulshada ku hayo. Sh.Maxmed Cumar oo ah khadiibka masjidka Al-Huda ayaa dadk ku
Mu,asasada Al-Minhaaj oo Dowro u soo afmeertay Gabdhaha Gudoonsiisayna Shahaadooyin.[Masawiro]
(February 28, 2015)
Garoowe:-Xafladaan oo ahayd mid si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa imaanaysa kadib markii 3maalmood oo xiriir ah ay qaateen dowro dhinacyo badan taabanaysa waxaana casharada bixinayay Culima Awdiin c
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Rowda Sheekh Daahir Aw Cabdi (Dhageyso)
(February 28, 2015)
Boosaaso:-Sh Daahir aw cabdi oo ka mid ah culimada ugu waa wayn dalka Soomaaliya ayaa khudbadiisii jimcaha waxa uu kaga hadlaya beecayada xaaraamta ah, isagoo ka hadlay shirkado ku cusub dalka oo ku s
Mu’asasada alminhaaj oo safar dacwo ku tegay degmada buraan ee gobolka Sanaag (Masawiro),
(February 28, 2015)
Boosaaso:-Maamulka Mu’asasada alminhaaj oo safar dacwo ku tegay degmada buraan ee gobolka sanaag, safarkaasi oo qaatay mudo laba cisha ah ayaa waxaa ku qabsoontay acmaal badan oo dacawi ah , ujeedka
Faahfaahin Madaxweyne Siilaanyo Oo Xukuumadiisa ku sameeyey Isku Shaandhayn
(February 28, 2015)
Hargeysa:-Madaxweynaha Maamulka S/land Axmed Maxamed Silaanyo ayaa waxaa uu xukuumadiisa ku sameeyey isku shaandheyn balaadhan waxaa sidoo kale isku shaandheyn lagu sameyey taliyaasha ciidanka S/land,
Xukuumadda Somaliland oo isku shaandheyn lagu sameeyey (Dhageyso)
(February 28, 2015)
Hargeysa:-Xukuumadda Somaliland ayaa lagu sameeyay isku-shaandhayn, iyadoo xilalkii ay hayeen laga qaaday qaar ka mid ahaa golaha wasiirada Somaliland, halka kuwo cusub na la magacaabay. Isku-shaan
Ciidanka Booliska ee dalka Denmarka oo xabsiga Dhigay wiil la dhashay Omar El-Hussein
(February 28, 2015)
Denmark:-Ciidanka amaanka ee dalka Denmark ayaa xalay saacadu markay ahayd 10.35 waxay  xabsiga dhigeen wiil la dhashay Omar El-Hussein 00 14 iyo 15 bishan weeraray xarunta dhaqanka iyo Kaniisad ay l
Raaf iyo Qabqabasho hor leh ee kooxda Al-shabaab iyo xaalada Maxaabiista
(February 27, 2015)
Jilib:-Waxaa mar kale lagu faafiyey baraha internetka ee lagu taageero kooxah hubaysan ee ka tirsan Al-qaacid bayaan Qaylo dhaan ah oo cinwaan looga dhigay ''Qabqabasho hor leh ee kooxda Al-shabaab i
Dad loo qabtay weerar lala Beegsaday Guddoomiyaha Bari.[Dhagayso]
(February 27, 2015)
Boosaaso:-Mas’uuliyiinta Maamul Gobolleedka Puntlad ayaa qab qabtay dad badan oo lala xiriiri nayo weerar xalay lagu qaaday hoyga Guddoomiyaha Gobolka Bari  Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay hal qof

Next Page »