Golaha Xukuumada PL oo ka wada hadlay Nabad-gelyada , Xirirtaanka Xawaaladaha Soomaaliya
February 26, 2015 - Written by Editor
Garoowe:-Shirkii Golaha xukuumada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxwey naha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimaha Nabad-gelyada dalka, Xirirtaanka Xawaaladaha Soomaaliya iyo Kastamka uu dhaxeeya Dawladdaha Puntland iyo Ethiopia.
Hoos ka eeg war saxaafadeed ka soo baxay Shirkii Golaha xukuumada Dawladda Puntland
[singlepic id=9388 w=900 h=800]
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

