Qodobo ka soo baxay shirkiii Golaha xukuumada dowladda Puntland
February 5, 2015 - Written by Editor
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa sidii caadiga aheyd waxaa looga hadlay arrimaha Amaanka, Dhaqaalaha iyo Reformska hay’addaha dawladda.
Hoos ka eeg Qodobo muhim ah ee ka soo baxay shirkii Golaha xukuumada dowladda Puntland
[nggallery id=365]
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

