
(March 3, 2015)
Baydhabo:-Munaasabad balaaran oo si weyn loo soo agaasimay ayaa ka dhacaday maanta Madaxtooyada Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya, ayaa waxaa lagu magacaabay Wasiiro hor leh oo uu yeelan doono Maamul

(March 3, 2015)
Sudan:-Daaciga weyn ee Sh.Mustafa Xaaji Ismail oo inta badan looga bartay in uu Muxaadaraad iyo nadwooyin diini ah ku qabto wadamada reer Galbeedka ayaa socdaal Dacawi ah oo qaatay mudo 5-maalmood ah

(March 3, 2015)
Kampala :-Guddiga Xeer Hoosaadka,Anshaxa iyo Xasaanadda Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa si rasmi ah magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga furmay aqoon

(March 3, 2015)
Muqdisho:-Wufuudda ay dowladda Federaalka iyo Somaliland u kala dirsadeen wadahadalka Istanbul, ayaa maanta ku soo kala laabanaya Muqdisho iyo Hargeysa, ka dib markii uu furmi waayay wadahadalkaasi.

(March 3, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey.

(March 3, 2015)
Garoowe:-Kulan cilmiyeed diini ah ayaa ka bilowda xalay masjidka weyn ee Al-Huda Magaaladda Garowe waxaana lagu wadaa in uu socdo mudo saddex habeen ah uu soco doono waxaa culimadu bixin doonan duruus

(March 3, 2015)
Muqdisho:-Shirkan ka dhacay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ee uu shir guddoominaye Dr.Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa looga hadlayey dar

(March 3, 2015)
Boosaaso:-Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale ”Qaaddiid” ayaa maanta oo Tallaado ah lagu soo dhaweeyay degmada Carmo oo ka tirsan Gobalka Bari, halkaasoo markii d

(March 3, 2015)
Mogadishu, March 03, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Siihayaha Safaaradda Dowladda Qatar ee

(March 3, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigiisi uu hogaaminayo ayaa dhawaan ka degay garoonka diyaardaha ee magaalada Kismaayo. Wafdiga Madaxweynaha dowladda Pun
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|