Ciidanka Booliska magaalada Gaalkacyo oo qabtay 2 nin oo Qarax Aasayey
(March 7, 2015)
Gaalkacyo:-Ciidanka Booliska gobolka Mudug ayaa waxaa ay ku qabteen magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug 2-da nin oo miino ku aasayey wado ku taal xaafadda Xero Darwiish. Ciidanka Booliska g
Kulan Lagu Daahfurayay kor u qaadida bixinta Shatiyada Ganacsiga Habcasri ah oo lagu Qabtay Qardho.
(March 7, 2015)
Qardho:-Kulankan oo ay kasoo qaybgaleen duqa Degmada Qardho Maxamed Siciid Ciise Hogaamo, Xoghaya dowlada hoose Mxamuud Maxamed Shire, Agaasimaha guud ee wasaarada Arimaha gudaha iyo Qorshaynta Maxame
Wasaarada Waxbarashada iyo Daladaha Dalka oo isku raacay in la qaado Imtixaan Qaran (National Exam)
(March 7, 2015)
Muqdisho:-Wasiirada Wasaarada Waxbarashada DFS Drs Khadar Bashiir oo ay wahelinayaan Wasiiru dowlaha, Wasiir ku xigeenka, Agaasimaha Guud iyo Agaasimaha Waaxda Daladaha ayaa waxey kulan la qaadatay Da
Drs Khadro Bashiir Cali oo kulan la qaadatay Wakiilka UNICEF ee Soomaaliya.[Masawiro]
(March 7, 2015)
Muqdisho:-Wasiirada Wasaaradda Waxbrashada Hidaha iyo Tacliinta sare Dalka Soomaaliya Drs Khadro Bashiir Cali ayaa kulan la qaadatay Wakiilka Hayadda UNICEF ee dalka Soomaaliya Steven Lauwerier oo ku
Sarkaal ka tirsan Kooxda Al-shabaab oo isku dhiibay ciidanka DFS ee Gal-gaduud
(March 7, 2015)
Maamulka degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa maanta soo bandhigay Sarkaal ka soo baxsaday kooxda Al-Shabaab kaas oo isku dhiibay ciidanka DFS ee ku sugan degmada Dhuusamareeb ee xarunta gob
Raisul wasaaraha DFS Dr.Cumar Cabdirashiid oo gaaray Degmada Dhuusamarreeb
(March 7, 2015)
Dhuusamarreeb:-Wafdi uu hoggaaminayo Raisul wasaaraha DFS Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Wafdiga uu hogaaminayo Ra
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Mr. Thilasoni Benjamin Musuku (Masawiro)
(March 7, 2015)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3-7-2015 xafiiskiisa Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wafti ka socday Bangiga Aduunka wefti