Ku Dadaal wixii ku Anfacaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah.(Daawo)
(March 9, 2015)
Nairobi:-Waxaan Idiin soo gudbineynaa Muxaadaro cusub oo qiimo badan oo uu ka jeediyey Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii waxaana muxaadarada jeediyey Sheekh Maxamed Cabd

(March 9, 2015)
Addis Ababa, Isniin, 9 March 2015 — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Dr.Cumar Cabdi rashiid Cali Sharmaarke oo booqasho rasmi ah maanta ku yimid dalka Ethiopia isaga iyo wafdi uu hogaaminayo

(March 9, 2015)
Boosaaso:-Mas’uuliyiinta ugu saraysa shirkadda Isgaarsiinta GOLIS Puntland ayaa maanta oo Isniin ah kulan soo dhawayn hotelka Villeg Bosaso ugu qabtay Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Mudane Abuuker

(March 9, 2015)
Muqdishu:- Wasiirada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Drs Khadro Bashiir Cali oo ay wehelinayaa Wasiiru dowlaha Mudane Cabdullahe Bile, Wasiir ku xigeenka Mudane Xaamud Cali Xasan iyo Agaasimaha

(March 9, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta (UAE) Mohamed Al-Othman. Labada mas

(March 9, 2015)
Laascaanood:-Sh Dr. Axmed Jaamac Ismaaciil Mire oo dhawaan Shahaadada Diktoorada(PhD) ka qaatay Jaamacadda islaamiga ah ee Madiina, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Magaalada Laascaanood ee xarrunta gob

(March 9, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 9-3-2015 Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe ku qabtay shir ku saab

(March 9, 2015)
Boosaaso:- Kulan looga hadlayey amaanka iyo harumarka iyo dardar galinta Canshuuraha ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaana kulanka ka soo qeyb galay Masuuliyiinta M

(March 9, 2015)
Gaalkacyo:-Taliyaha Ciidanka birmadka Gobolka Mudug ahna taliye kuxigeenka booliska magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug G/sare Cabdirashiid Xasan Xaashi Gabi-gabi ayaa sheegay in wali socdaan
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|