Warsaxaafadeed ka soo baxay Shirkii Golaha Xukuumada dowladda Puntland
(March 12, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha xukuumada Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey maanta Madaxwey naha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay xaalada amniga guud ee dalka, s
Ardayda Machadka Khartuum oo u Fadhiistay Imtixaankii Qalin Jebinta [Masawiro]
(March 12, 2015)
Laascaanood:-Ardayda wax ka barata Machadka Khartuum ee Barshada Luuqada Carabiga iyo Tababarka Macallinimada Qaybna ka ah Jaamacada Khartuum ee wadanka Sudan ayaa u fadhiistay Imtixaanki qalin jebint
Radio Halgan oo dhawaan idiin soo gudbin doona muxaadaraadkii Sh Umal iyo Sh C/qaadir Boobe
(March 12, 2015)
Lusaka :-Shabakada Wararka Radiohalgan.net ayaa dhawaan idiin soo gudbin doonta hadii alle idmo dhamaan muxaadaraadkii ay Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sh C/qaadir Boobe ka jeedsheen Zambia iyo Congo.
Puntland oo cambaareysay weerarka Al-shabaab ku qaadeen Madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed
(March 12, 2015)
Garoowe:-Dawladda Puntland ayaa si buuxda u canbaaraysay weerarkii maanta lagu qaaday xarunta Madax tooyada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ciidamada koonfur G
Weerar dhinaca cirka ah oo ka dhacay inta u dhexeysa Baardheere iyo Diinsoor
(March 12, 2015)
Diinsoor:-Wararka naga soo gaaray Gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarad nooca aan duuliyaha wadin ay weerar la bartil maamsatay gaari la sheegay in ay la socdeen saraakiil ka tirsan ururka Al-shabaab
Gudoomiyihii Hay,adda Culumada dalka Ciraaq Sh.Xaarith Al-Dhaari oo ku geeriyooday dalka Turkiya.
(March 12, 2015)
Istanbul:-Waxaa ku geeriyooday dalka Turkiya alaha u naxariistee Gudoomiyihii Hay,adda Culumada dalka Ciraaq Sh.Dr.Xaarith Al-Dhaari .Sheekha ayaa ku sugnaa magaalada Istanbul ee xarunta dalka Turkiya
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Djibouti.
(March 12, 2015)
Djibouti:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maanta booqday xarunta cusub ee Baarlamanka Djibouti ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamanka dalka
Ugaaska Guud Ee Beesha Cali Xajiijle oo Shalay ku Geeriyoodey Magalada Dubai
(March 12, 2015)
ALLA ha u Naxariistee Ugaas Xaaji Cabdi Ugaas Xaaji Axmed Naaleeye oo Shalay ku Geeriyooday Isbitaal ku yaal Isuga Emaaradka Carabta magalada Dubai kuna magac dheera (Ugaas Cabdi Buurte). EEBE Ha u
Faahfaahin Weerar lagu qaaday Madaxtooyad Maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya.
(March 12, 2015)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in qaraxyo iyo rasaas laga maqlay afaafka hore ee xarunta madaxtooyada maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya.