Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi Sh Umal.[Daawo]
(March 13, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii maanta uu Sh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, Sh Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu uga
Ogeysiis ku socda bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka UK
(March 13, 2015)
Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed ee kuu nool dalka UK Waxaanu idinku casuumeynaa, idinkuguna bishaareyneynaa in la qabanayo Mutamarkii sanadlaha Ahaa ee xiliga Gu.ga uu
Dufcadii 2aad oo ka qalinjebisay Mac-hadka Ibnu Qayim Al-Jowsiya ee Bosaaso.[Masawiro]
(March 13, 2015)
Boosaaso:-Munaasabad aad loo soo agaasimay oo ahayad mid lagu sagootinaayay dufcadii 2- aad ee ka qalinjisay Machadka barshada Culuumta sharciga iyo luuqada carabiga ee Ibnu Qayim Al-Jowsiya ayaa lagu
Ciidamada Badda dowladda Puntland oo qabtay 106 Tahriibayaal ah.[Masawiro]
(March 13, 2015)
Boosaaso:-Ciidamada badda ee dowladda Puntland ayaa saaka waxaa ay howlgal ka fuliyeen xeebta deegaanka Mareero oo ilaa 15km dhinac waqooyi bari kaga beegan magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari.Â
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo safar ku tegay dalka Masar[Masawiro]
(March 13, 2015)
13 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaarey magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar halkaas oo uu