Nabadoon Xaaji Maxamuud Ciise Samatar oo shalay ku geeriyooday magaalada Nairobi
(March 21, 2015)
Leicester:-Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester,UK ayaa waxaa ay tacsi u dirayaan guud ahaan Umada Soomaaliyeed gaar ahaan Ehelada uu ka dhintay Allaha u naxariistee Nabadoon
Live Tafsiirka Qu,aanka Dr Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq (Dhamaad).
(March 21, 2015)
Norway:- waxaahaatan  si live ah u soo galay Tafsiirka Qu,aanka oo ka baxa Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana akhriya  darsiga Tafsiirka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saa
Xildhibaan Siciid Maxamed Cismaan oo lagu aasay magaalada Garoowe.[Masawiro]
(March 21, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 21-3-2015 ka qeyb-galay
Ra’iisal Wasaare DFS Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(March 21, 2015)
Muqdisho:-Ra'isul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashid Cali Sharma'arke iyo wafdi uu hogaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho  ka dib markii uu socdaal ku soo maray wadamada Itoobiya iyo Qadar.