Ciidanka AMISOM iyo kuwa Jubaland oo dib ula wareegay jasiiradda Kudhaa
(March 22, 2015)
Kismaayo:-Taliska ciidanka AMISOM ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxay ku sheegeen in ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwa Kenya iyo Ciidanka Jubaland ay maanta dib ula wareegeen jasiiradda Kudhaa oo 15
Arday gaaraysa 141 oo dhamaysay xifdinta Quraanka oo shahaadooyin la gudoonsiiyey (Masawiro)
(March 22, 2015)
Boosaaso:-Xaflada si heer sare loo soo agaasimay oo lagu maamusayey arday quraanka xifdintiisa dhamaystirtay ayaa lagu qabtay dugsiga daa-rulqur’aan qaybtiisa dhexe ee magaalada boosaaso. Galinkii
Sheikh Yaxye Cismaan Suufi oo Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-rowda ee Boosaaso
(March 22, 2015)
Boosaaso:-Waxaa maalintii  jimca ah , taariikhda hijriguna ay tahay 28\جمادى الأولى\1436هـ ,oo ku began 19/3\2015 kadhacday masjidka al-rowda boosaso muxaadaro aad u muhiim ah, cinwaanke
Bishaaro:- Diblom fiqiga islaamka ah oo lagu soo kordhiyey Jaamacada Nugaal
(March 22, 2015)
Maamulka Jaamacada Nugaal Jaamacada Nugaal gaar ahaan Maamulka Kulliyada Shareecada wuxuu ogaysiinayaa ardayda jecel inay sii wataan waxbarashadooda heerke labaad (Post Graduate) ee jaamacadeed inay b
Xildhibaan ka tirsan barlamanka Kenya oo xalay lagu dhaawacay Nairobi.
(March 22, 2015)
Nairobi:-Sida uu qoray wargeyska ka soo baxa dalka Kenya ee Daily nation ayaa waxaa dhaawac loo geystay bartamaha magaalada Nairobi gaar ahaan Degmada degmada Karen Edick Anyanga ooo ah xildhibaan ka