
(March 25, 2015)
Nairobi:-Waxaa la ogeysiinayaa walaalaha Muslimiinta ah ee ku dhaqan magaalada Nairobi iyo nawaaxigeeda in habeen danbe ay ka dhici doonto Masjid Abu Bakar Al Sadiiq ee magaalada Nairob Muxaadaro uu j

(March 25, 2015)
Qardho:-Xalay oo ku beegnayd habeen talaado ah 23/03/2015 ayaan waxaan xaadiray darsiga tafsiirka ah ee ka socda masjidka wayn ee Cumar binu Khadaab ee magaalada Qardho, waxaa akhriyay Sh.Xassan Maxam

(March 25, 2015)
Oslo:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Oslo iyo nawaaxigeeda in Mutamarkii 13aad uu ka bilaaban doono dhawaan dalka Norway gaar ahaan magaalada Oslo: M Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo gaaray degmada Rako Raaxo
(March 25, 2015)
Qardho:-Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ENG Cabdixakiim Cumar Camey ayaa maanta gaarey degmada Rako ee gobolka Karkaar waxaan halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey masuuliinta ka tir

(March 25, 2015)
Galgaduud:-Wararka ka imaanaya magaalada dhuusa-mareeb ee xarunta gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in wili madaxweynaha DFS uu kulamo kala duwan la leeyahay waxgaradka iyo Odayaasha ku sugan Degmada D

(March 25, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sh. Cali Diini, ayaa kulan la qaatay saraakiil ka socotay Midowga Yurub kuwaas oo dowladda Soomaaliya ka taageera dhanka tababarka Ciidamadda
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|