Ra’iisul Wasaaraha DFS ayaa maanta magacaabay gudiga dar-dar galinta shuruucda udub dhexaadka u ah higsiga 2016
(March 26, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada, waxaana looga hadlay Amniga da
Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka PL oo lagu soo dhaweeyey Rako-Raaxo.[Masawiro]
(March 26, 2015)
Rako-Raaxo:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. C/xakiim Xaaji C/llaahi Cumar Camey iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo dhoweyn diiran loogu sameeyey magaalada Rako-Raaxo ee Gobolka Kar-kaar i
Olole lagu baraarujinayo Ardayda Iskoolada oo Mu’asasada Al-minhaaj wado.[Masawiro]
(March 26, 2015)
Boosaaso:-Mu’asasada Al-minhaaj ee dacwada iyo horumarinta ayaa todobaadadii la soo dhaaafay waday olole lagu wacyi galinayo, da’yarta dhigata Iskoolada magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.
Shirkii Golaha Xukuumadda PL oo looga hadlay shirweynaha Arrimaha Federaalka Soomaaliya
(March 26, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Xaaladda Nabadgelyada , U diyaar ga
Madaxweynaha oo soo gabagabeeyey booqashadii Dhuusamareeb (Warsaxaafadeed)
(March 26, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay booqasho 3 maalmood ah oo u ku teget magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Gal-gaduud.
Madaxweynaha DFS oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.
(March 26, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho ka dib safar shaqo uu labo maalin qaatay oo uu ku tagay degmada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgadu
Weeraro xagga cirka ee lagu qaadayo xarumaha Xuutiyiinta oo wili socda
(March 26, 2015)
Sanca:-Xaalada dalka Yemen ayaa saaka hal mar gashay dagaal toos ah oo u dhexeeya wadamada ku bahoobay gacanka Khaliijka   iyo kooxda Xuutiyiinta ee Shiicada oo ay taageereyso dowlada Iran. Warar
Dalalka Khaliijka oo ay horeyso Sacuudiga oo dagaal cirka ah ku qaaday Xuutiyiinta(Daawo)
(March 26, 2015)
Yemen:-Wararka ka imaanaya magaalada Sanca ee xarunta dalka Yemen ayaa sheegaya in ciidamada cirka dalka Sacuudiga ay dagaal cirka ah ku qaadeen xarumo muhiim ah oo ay leeyihiin kooxda shiicada ee xuu
Ha kaa saarto!! W/Q Sheekh Sh C/risaaq Sugulle
(March 26, 2015)
Waxaa laga yaabaa dad qaar (gaar ahaan kuwii aan soo marin magaalada Xamar)i in ay ku adag tahay fahamka ereygaan. Waxaa uu ka mid ahaa ereyadii aadka looga isticmaali jirey gobolka banaadir iyo nawaa