Waxqabadkii Mu’asasada Al-Minhaaj Xafiiskeeda Garoowe (Masawiro)
(March 27, 2015)
Garoowe:-Waxaa maantay hoolka jaamacada bariga afrika lagu qabtay Xaflad siwanaagsan loo soo agaasimay xafladaan oo lagu soo bandhigayay waxqabadkii golaha fulinta Mu,asasada Al-Minhaaj Faraceeda Gobo
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Khatarta Shiicada Sh Maxamed Umal[Daawo]
(March 27, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii maanta uu Sh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, Sh Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu uga
Danjire Yuusuf Bari Bari oo ku geeriyooday weerarkii Hotel Maka Al- Mukarama
(March 27, 2015)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Isbitaal Madina uu ku geeriyoday Yusuf Maxamed Ismacil Bari Bari oo ahaa Danjiraha Somaaliya ee Switzerland. ka dib markii uu dhaawac
DFS oo War Murtiyeed ka soo saartay Xaaladda Dalka Yemen (Akhriso)
(March 27, 2015)
Muqdisho:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xiriir walaalnimo oo qoto dheer, mid bulsho oo soo jireen ah iyo darisnimo dhuleed oo dhow la leh dalka aan walaalaha nahay ee Yemen, waxay aad uga xun
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Xudeyfa Cali Warsame (Dhageyso)
(March 27, 2015)
Nairobi:-Waxaan idin soo gudbinaynaa khudbadi jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana maanta khudbada Jimcaha akhriyey Sheekh Xudeyfa Cali Warsame waxaana uu khudbada uga hadlay Sh
Wararkii ugu danbeeyey weerarkii lagu qaaday Hotelka Maka A-lMukarama
(March 27, 2015)
Muqdisho:-Faah faahin kala duwan ayaa ka soo baxay weerarkii gelinkii danbe ee maanta lagu qaaday Hotelka Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho waxaana weerar loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey w
Isqurxinta gabadha Muslimadda‏ Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo )
(March 27, 2015)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadarii uu shalay ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi Sh Maxamed Cabdi Umal Muxaadarada ayaa waxaa uu Sheekha uga hadlay isqurxinta g
Sh Maxamed Aadan Abdile oo muxaadaro ka jeediyey Masjidka Towxiid ee Kampala.[Masawiro]
(March 27, 2015)
Kampala:-Waxaa maalintii Khamiista habeenka Jimcaha soo galaysay 26/03/2015 muxaadaro ka jeedi yey masjidka Towxiid ee magaalada Kampala ee dalka Uganda Sh.Muxamed Aadan Abdile oo safar gaaban ku yimi