
(March 29, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta oo ay taariikh du tahay 29-3-2015 ka qeyb-galay aas-qaran oo magaalada Garoowe ee caasimada Dawladda P Wicitaanka: Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.[Dhagayso]
(March 29, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka qeyb galay barnaamijka wici taanka isagoo ka jawaabay su'aallo ay dhageystayaashu ka weydiiyeen arrimaha Puntland iyo Soomaaliy

(March 29, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 29-3-2015 Magaalada Garoowe ee caasimadda Dawladda Puntland xariga kaga jaray wado laami ah oo dh

(March 29, 2015)
Muqdisho:-Muqdisho, 29, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr.Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke oo ay wehliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, xildhibaano, iyo ma

(March 29, 2015)
Laascaanood:- Ardayda wax ka barata College Sahal Software ee aqoonta sare ee Computer Sceince iyo Technolgyada ayaa waxaa ay u fadhiisteen Imtixaankii Computer Sceince ka . Guud ahaan waxaa Imtix Madaxweynihii hore ee PL Dr Cabdirahman Faroole oo ka tacsiyeeyey dilkii safiir Yuusuf Ismail Bari Bari.[Dhagayso]
(March 29, 2015)
Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Sh.Maxamed Maxamuud Faroole ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geeridii safiirkii Soomaaliya ee dalka Switzerland Yuusuf Ismail Bari Bari. Madaxweynihii

(March 29, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 29-3-2015 u shaah tagey meherada Kallis oo kamid ah goobaha inta badan ay bulshada qeybaheeda kal
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|