Nadwo ka socotay Masjid Jaamac Boorama oo la soo gabagabeeyey.[Video/Masawiro]
March 20, 2015 - Written by Editor
Borama:-Nadwo mudo labo habeen ah socotay oo ay ku soo diyaariyeen ururka Badbaado ayaa cinweenkeedu ahaa nolashaada badal ayaa waxa ka qayb qaatay Sheekh .Maxamed Cabdi Xassan oo soo jeediyay labada mawduuc ee kala ah:-
1-Hadaad ogtihiin waxaan ogahay inyarna waad qosli lahaydeen in badana waad oo lahaydeen.
2- Adoomada ilaahay uu kala jecl yahay iyo kuwa ilaahay jecel.[nggallery id=519]
Hoos ka daawo muxaadirada 1aad يحبهم ويحبونه Sh Maxamed Shiine
Ururka Badbaado

.gif)

