Puntland oo si Adag u Cambaaraysay weerarki Hotel Maka-Almukarama ee Muqdisho. (Akhriso)
March 28, 2015 - Written by EditorMuqdisho:-Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa si adag loogu cambaareeyey weerarkii ay kooxda Al-Shabaab ku qaadeen Hotelka Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho .
Weerarka ay kooxda Al-Shabaab ku qaadeen Hotel Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 20 qof oo isugu jira masuuliin ka tirsan DFS iyo dadweyne rayid ah oo hotelka deganaa.[singlepic id=10891 w=800 h=700]
M_M Deeq
Halgan.net

.gif)

