Qaybdiid: Shirku Cadaado ayuu ka Dhacayaa.[Dhagayso]

March 30, 2015 - Written by Editor

QaybdiidCadaado:-Iyadoo wali uu muran ka taagan yahay goobta uu ka dhacayo shirka dhismaha maamulka gobollada dhexe, ayaa madaxweynaha Gal-Mudug Cabdi Xasan Cawaale “Qaybdiid” wuxuu VOA u sheegay inuu rajo weyn ka qabo in toddobaadka soo socda uu shirku ka furmo magaalada Cadaado.

Qeybdiid wuxuu sheegay in dowladda Federaalkana ay masuul ka tahay fulinta in kulankaasi ka qabsoomo halkii horey loogu asteeyay oo ah Cadaado. Dhinaca kale, waxa uu sheegay in uu ka mid yahay musharrixiinta u taagan madaxtinimada maamulkaasi, haddii uu ku guuleysan waayana uu la shaqeynayo ciddii kale ee loo doorto xilkaasi.

Hoos ka Dhagayso Wareysida Qaybdiid uu syey idaacadda VOA

Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online