Shirkii Golaha Xukuumadda PL oo looga hadlay shirweynaha Arrimaha Federaalka Soomaaliya
March 26, 2015 - Written by Editor
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Xaaladda Nabadgelyada , U diyaar garowga Shirweynaha Arrimaha Federaalka iyo Warbixino.
Hoos ka Akhriso Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo looga hadlay shirweynaha Arrimaha Federaalka Soomaaliya.
[singlepic id=10805 w=900 h=800]
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

