
(April 4, 2015)
Kampala:-Waxaa maalintii labaad galay mutamarkii diiniga ahaa ee ka socday dalka Uganda oo ka furmay magaalada Kampala maalintii shalay oo taariikhda ahayd 03/05/2015. Mu,tamarkan oo ahaa kii 4aad oo

(April 4, 2015)
Boosaaso:-Ciidamada Badda dawladda Puntland ayaa waxaa ay ka warbixiyeen howl galo ay maalmihi la soo dhaafay ka fuliyeen Xeebaha badda dowladda Puntland, Saraakiisha ciidanka Badda dowladda Puntland

(April 4, 2015)
Mogadisho:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Jamhu Hibadu Ma Heesbaa ??? W/Q Sheekh C/laahi baashe
(April 4, 2015)
Xalay saacaddu markay ahayd ku dhawaad 9:30PM , ayaan furay TV-ga qaranka, S/land waxaan ka socday barnaamij la magac baxay (( BANDHIG HIBEEDKA SOOMAALILAND EE TV-GA QARANKA )).magaca ayaa i soo jii Madaahibta Ahlal Bayta Nebiga (CSW) W/Q Sh. Dr. Cabdiqani Xuseen Badar
(April 4, 2015)
Mahad dhammaanteed Ilaahay baa iska leh, Naxariis iyo nabadgelyana ha ahaato Nebi Muxamed korkiisa. 1. Aala bayta Nebigu (SCW) ma shiicaa? 2. Ahlu baytku se mad-hab gaar ah ma leeyihiin? 3. Soomaal

(April 4, 2015)
Boorame:-Tartan diineedka dugsiyada sare ee Boorama oo uu soo diyaariyay ururka badbaado ayaa waxa khamiistii oo ay bishu ku beegnayd 2/4/2015 u qabsoomay qaybtii labaad ee tarbiyada islmaamka iyo luq

(April 4, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta dhagax dhigay cisbitaal iyo machad caafimaad oo ay dhisanayaan dhakhaatir reer Puntland ah oo dalk

(April 4, 2015)
Kampala:-Waxaa ka furmay shalay oo ahayd jimce 03/04/2015 bacdal casar magaalada Kampala mu,tamarkii diiniga ahaa ee afraad oo ay sanad walbo qabsan jireen jaaliyada soomaalida ee dalka Uganda.Mu,taam
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|