Acount Face Book been Abuur ah oo lagu furtay magaca Sheekh Maxamuud Xaliike

April 16, 2015 - Written by Editor

xaliikeNairobi:Waxaa baryahaan aad ugu soo batay barta Facebook rag caadeystay dhaqana ka dhigtay in ay ku been abuurtaan culumada iyo dadweynaha kale ee Soomaalida iyaga oo ku furta Acount magacyada iyo Masawirada culumada.

Been Abuurkii ugu danbeeyey ayaa waxay ka sameeyeen Sheekh Maxamuud Xaliike waxaana ay magaciisa iyo Masawirkiisa ku furteen Acount Face Book ah iyaga oo ku qoraya qoraalo iyo been abuur uusan Sheekhu war u heyn iyo warar siyaasadeed oo qaab daran.

Kuwa dhaqanka ka dhigtaý Been Abuurka Culumada ayaa horey ugu fashilmay Mareego ay ka furteen barta Internetka ka dib markii beentoodii ay ogaadeen shacabkii Soomaaliyeed ayaa waxay haatan u wareegeen dhanka Social media (Facebook iyo Twitterka).

Toogada Acount Face Book ku furta magacayada ayaa horey waxay ku been abuurtee culumada kala ah

1- Sheekh Maxamed Cabdi Umal
2-Sheekh C/risaaq Takar
3-Sheekh Hussein G Adam
4-Sheekh Maxamuud Shible
5-Sheekh Maxamuud Dirir
6-Sheekh Maxamuud Xaliike iyo culumo kale.

Sheekh Maxamuud Xaliike ayaa caawa la soo xiriiray Halgan.net wuxuuna u sheegay in magaciisa lagu furtay Acount Face Book been ah Halkan ka eeg Acount Face Book ee beenta ah ee lagu furtay magaca Sheekh Maxamuud Xaliike.

Sheekh Maxamuud Xaliike ayaa u sheegay Halgan .net in uu leeyahay Acount Face Book sax ah  Halkan ka eeg kan saxda ah ee Sheekh Maxamuud Xaliike.

Kuwa ku furanaya magacyada culumada Acount Face Book alaha ha ka baqeen hana ogaadeen in culumada Soomaaliyeed ay leeyihiin arday u taagan difaacooda aakhirana la xisaabin doono kuwa furta Acount Face Book ee beenta ah .

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online