Ciidanka Badda Puntland oo howl galo ka wada xeebaha badda ee Puntland.[Video]

April 4, 2015 - Written by Editor

baddaBoosaaso:-Ciidamada Badda dawladda Puntland ayaa waxaa ay ka warbixiyeen howl galo ay maalmihi la soo dhaafay ka fuliyeen Xeebaha badda dowladda Puntland, Saraakiisha ciidanka Badda dowladda Puntland oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa ay sheegeen in howl galadii ay qaadeen ay ku qabteen doonyo si sharci daro ah uga kaluumaysanayey xeebaha Puntland iyagoo arrinkaasna ay ka danbeeyaan dad reer Puntland ah oo xoogga lacag ah ka qaata.

Taliyaha Saddexda Aag ee Baargaal Xaafuun iyo isku shuban Admiral C/xakiin Axmed Muuse oo la hadlay Tv-ga Puntland ayaa xusay in ay talaabo adag ka qaadi doonaa doonyahah Jariifa xeebaha Puntland iyo kuwa tuugada ah ee k gacan siiya arrinkaas.

Hoos ka Daawo Ciidamada Badda dawladda Puntland iyo howl galkoodii xeebaha

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online