Culimo uu hogaaminayo Sh.Dr c/risaaq Takar oo booqday Machadka Saylac.[Masawiro]

April 18, 2015 - Written by Editor

IMG_0060Borama:-Culimo uu hogaaminaayo Sh Dr c/risaaq Takar ayaa booqosho dacwadeed ku tegay magaalada Boorama taas oo ay kulan wayn la yeesheen dhamaan ardayda wax ka dhigata Machadka halkaas oo uu ku soo dhaweeyay maamulka Machadka Saylac.

Safarkan ayaa sheekha waxa ku weheliyay:-

1. Sh abu Xasaan

2. Sh abu Macaali

3. Sh.c/rashiid(baaxayr)

4. Gudoomiyaha Mu’asasada Al- karam Sh Faysal

Waxaa ay ardayda kala dardaarmeen in ay dhexdooda is jeclaadaan umada islaamkana ay jeclaadaan, in ay ka qayb qaataan bulshada hormarinteeda iyo siddii bulshada wax loogu qaban lahaa in ay dacwada dhamaan walaalaha muslinka meel kasta oo ay joogaan la gaadhsiin lahaa.

Kulankan ayaa waxa uu ku soo dhamaaday iyada oo ardayda wax ka dhigata Machadka Saylac ay aad ugu riyaaqsan yihiin culimadaa soo booqotay.

no images were found

Ururka Badbaado

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online