Duqa degmada Carmo Maxamed Cali Shire oo gurigiisa la weeraray

April 5, 2015 - Written by Editor

11106238_10153109549166878_490751887_nBoosaaso:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in caawa bam gacmeed lagu tuuray bar kontrool oo ciidanka amniga u taalay ka soo horjeedka farmashiye Karaama oo ku yaal Agagaarka xarunta gobolka Bari.

Weerarka labaad waxaa uu ka dhacay guri uu deganaa Duqa degmada Carmo Maxamed Cali Shire oo ku yaal galbeedka magaalada Boosaaso halka loo yaqaaan Baalade waxaana weerarka dhaawac fudud uu ka soo gaaray  gudoomiyaha Degmada Carmo  ,mid ka mid ah ilaaladiisa waxaa uu ku dhintay weerarka.

Ciidanka amaanka ee magaalada Boosaaso ayaa weerarka ka dib howlgalo ka fuliyey halka uu weerarka ka dhacay .
Ilaa haatan ma jiraan cid ka tirsan masuuliinta Puntland oo ka hadlay weerarka lagu qaaday guriga gudoomiyaha Degmada Carmo.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online