Foomka Imtixaanka Qaranka oo la baahiyay iyo Daladaha waxbarashada oo soo dhaweeyey

April 13, 2015 - Written by Editor

scMuqdisho:-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa maanta isku waafaqay in halmar dalka oo dhan laga qaado imtixaan Qaran islamarkaana Arday kasta oo imtixaanka ka qeyb qaadanaya uu buuxiya (Foomka Diiwaan gelinta Ardayda) kaas oo ay wada meel mariyeen Wasaaradda iyo Dalladaha Ahliga ah ee inta badan gacanta ku haya Iskuulada Privet-ka.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Prof Maxamed Abdulkadir Nuur ayaa sheegay in sanadkaan Wasaaradda ay ka go’antahay iney qaado imtixaan Qaran oo loo dhanyahay loogana baahanyahay Dhamaan dalladaha iyo Ardayda iney haystaan Foomkaan ku lifaaqan Qoraalka.

no images were found

Sikastaba Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare oo kaa shaneyso Daladaha iney sanadkaan qaado imtixaan Qaran oo loo dhanayahay.

Communication Officer Ministry of Education
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online