Khudbadii Jimce ee maanta oo uu Sh Umal uga hadlay Calaamadaha lagu garto inuu daciifay iimaanka .[Video-ga]

April 17, 2015 - Written by Editor

Sheekh_UmalNairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu Khudbadii Jimce kaga hadlay Calaamaadka lagu garto Iimanka oo daciifa, Sheekh Umal ayaa waxaa uu xusay arrimaha sababa in qof uu iimaankiisa uu daciifo waxaan ugu horeeya marka ay dhacaan Mashaakilaad waaweyn ,Bakhaylnimada, Aduunka oo laga dabadhaco , Aakhiro oo la ilaawo ,Fidnada oo la dhex dabaasho, Arrmaa Muslimiinta iyo xaalkooda oo aan la danaynin. IWM.

Hoos Daawo Khudbada qaybta Carabiga ah علامات ضعف الإيمان | خطبة | فضيلة الشيخ محمد عبده أمل حفظه الله

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce qaybta Af-Soomaaliga ah Sh.Maxamed Cabdi Umal


Salafmedia
Nairobi,Kenya

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online