Maamul Gobaleedka Jubaland oo shaaciyey Xildhibaada baarlamaanka J/land (Masawiro)

April 15, 2015 - Written by Editor

IMG_7684Kismaayo:-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa waxaa maanta ka dhacay Xaflad lagu shaaciyey xubnaha baarlamaanka J/land waxaana ay xaflada ka dhacaday xarunta madaxtooyada maamulka Jubbaland ee magaalada Kismaayo.

Maamul Gobaleedka Jubaland ayaa shaaciyey 75 xildhibaan waxaana gudoomiye si ku meel gaar ah loogu doortay Sheekh Cabdi Yuusuf oo ahaa xildhibaanka ugu da’ada weyn kana mid ah Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolka Jubada dhexe.

Xaflada ayaa waxaa ka hadlay masuuliin kala waxaana madasha ka hadlay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Jen. C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ,Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubaland Suldaan Cabdulqaadir Lugadheere,Gudoomiyaha kumeelgaarka ee baarlamaanka Jubaland waxay dhamaantood guul ku timaameen soo xulista xildhibaada J/land.

no images were found

A/Cawale
Halgan.net
Xaquuq masawirada Dhanaan.com

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online