Maamulka Dugsiyada Hoose dhexe iyo Sare ee Gateway oo soo bandhigay adeegyada aqooneed.[Masawiro]

April 13, 2015 - Written by Editor

1Laascaanood:-Maamulka dusgigan ayaa soo Sh.C/Naasir Maxamed Xassan ayaa warbixin dheer oo muqaal ah u soo gudbiyay bulshada adeegyada aqooneed iyo tayada waxbarasho ee uu bulsha u keeney . Muuqaal Documentary ah oo waqi dheer ah ayuu ku soo bandhigay waxbarashada dugsiga Ardayda dhigata iyo qaabka uu wax u baraan macallimiinta wax ka dhiga .

Dugsigan oo ka mida goobaha waxbarasho ee ku yaalla laascaanood kuwa ugu tayada wanaagsan ayaa a aas aasay sanadkii 2003 . xiligaa oo uu ku billaabay macallimiin ajaanib ah , kuwaasoo ku dhigi dugsigan aqoon heer sare ah , isagoo manhajkiisu uu ku baxo luuqada Ingiriisiga.

Imika wuxuu furan yahay 12 sano , wuxuu soo saaraya arday aad u tayo wanaagan kuwaso bulshada maanta u adeega , sidoo kale wuxuu dugsigani uu ku caan baxay waxyaaabo badan oo ka duwan dugsiada kale ee gobolka .

Wuxuu ku caan baxay nidaam tayo wanaaagsan , arday akhlaaqdooda la saxo , iyo kala danbayn. Ugu danbayntii , dugsigani wuxuu leeyahay faracyo kala duwan , kuwaasoo isugu jira Xadaano , sugsi hoose , dhexe iyo dugsi sare.

no images were found

Mawliid Ismaaciil Haradigeed
Laascaanood , Somalia

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online