Maamulka Mu’asasada al-minhaaj oo booqday deegaano ka tirsan Gobolka Mudug.[Masawiro]

April 12, 2015 - Written by Editor

ImageProxy (16)Gaalkacyo:-Usbuucii lasoo dhaafay ayaa mu’asasada alminhaaj ee dacwada iyo hurumarinta waxay safar dacwadeed ku kala bixisay deegaano kamid ah, gobolka Mudug. Waxaana ugu horayntii shir lagu qabtay degmada xarfo , shirkaas oo ay isugu yimaadeen maamulka dacwada ee Gaalkacayo , Galdogob , Buursaalax , Xarfo , Cagaaran, Daarasalaam , Bacaad weyn iyo Burtinle oo Nugaal ah , waxaana ka soo qayb galay shirkaas ilaa Sodon qof , shirkaasi oo ahaa mid aad muhiim u ah oo ay ka soo qayb galeen , maamulka guud ee Mu’asasada Al-minhaaj, culimo,iyo ducaad badan ,ayaa waxaa ka mid ahaa ujeedooyinkii laga lahaa:-

1. In laguto waa jibka dacwiga ah.

2. In lays ku keeno culimada ,ducaada iyo maamuladka mu’asasada ee degmooyinka gobolka mudug .

3. In ladhamaystiro dhismaha maamulka mu’asasada ee gobolka mudug, gaar ahaan golaha shuurada.

4. In qorshe loogu dejiyo dacwada gobolka .

5. In loo kuur galo xaalada dacwadeed ee gobolka.

Safarkaan oo lagu maray magaaloyin ay ka mid yihiin, Gaalkcayo , Xarfo , Cagaaran, iyo meelo kale ayaa waxaa u suurtagalay mu’asasada wax qabad badan oo ay ka mid yihiin:-

1. Dhismaha golaha shuurada ee gobolka mudug.

2. Dhismaha maamulka fulinta degmada xarfo ee mu’asasada.

3. Muxaadaraad masajida ah.

4. Kulamo isugu jira,kuwo dacwi ah, iyo kuwo idaari ah.

5. Kalmado laga jeediyey, daaburada iskuulada, macaahida.

6. Booqashada xarumaha dacwada.

Gabagabadii safarkan ayaa waxaa laga gaaray natiijooyin wax ku ool ah iyo ujeedkii laga lahaana.

no images were found

Mu’asasada al-minhaaj

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online