Madaxweynaha DFS oo gaaray degmada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud

April 8, 2015 - Written by Editor

XassanDhuusamareeb:-Madaxweynaha DFS Xassan Sh. Maxamuud ayaa goordhaweyd gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud waxaan halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey masuuliin ka tirsan maamulka gobalka Gal-gaduud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Diyaarada uu la socday Madaxweynaha DFS ayaa caga dhigatay haatan garoonka Diyaaradaha ee Degmada Dhuusa Mareeb waxaana si weyn loo adkeeyey amaanka Degmada Dhuusa Mareeb .Shacabka ku dhaqan Degmada Dhuusamareeb oo ay horkacayaan masuuliin ka tirsan gobalka Gal- gaduud oo u horeeyo Cirfo gudoomiyaha gobalka Galgaduud ayaa ku soo dhaweeyey madaxweynaha Garoonka Diyaaraha ee Dhuusamareeb .

Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud ayaa waxaa uu maalinta beri ah soo xiri doonaa shir dib u heshiisiin ah oo in mudo ah ka socda Degmada Dhuusa Mareeb.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online