Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Cadaado

April 14, 2015 - Written by Editor

xassan2Cadaado:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa dhawaan gaaray degamada Cadaado iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado. Wafdiga Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud ayaa waxaa garoonka diyaaradah Cadaado ku soo dhaweeyey,Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS,xubno ka tirsan gudiga farsamada maamul u samaynta Gobollada dhexe iyo masuuliyiinta Maamulka Ximan iyo Xeeb.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud ayaa waxaa la filayaa in maalinta beri ah furi doono shrka maamul u samaynta Gobollada dhexe isagoo caawa iyo galabtaa kulamo la qaadan doona odayaasha dhaqanka Madaxda Maamulka Ximan iyo Xeeb.

Warka oo faahfaahsan dib ayaa idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaah.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online