Madaxweynayaasha Jubaland iyo Koonfur Galbeed oo soo gaaray magaalada Garoowe

April 29, 2015 - Written by Editor

garoweGaroowe:-Waxaa dhawaan soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland ilaa labo wafdi oo ay kala hogaaminayaan madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sh Aadan iyagoo ka qayb geli doono shir wada tashi oo maamulada ka jira dalka Soomaaliya iyo madaxda Dowladda Federaalka Somaaliya uga furmi doona magaalada Garoowe.

Wafdiga madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe  iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sh Aadan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe ku soo dhaweeyey Madaxda ugu saraysa dowladda Puntland iyo golayaasha xukuumada Puntland , Issimo , saraakiil Ciidan iyo dadweyne fara badan.

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe  iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sh Aadan ayaa waxaa ay ka qayb geli doonaa  Shirka wada tashiga wejigisii labaad oo ka dhacay Garoowe waxaan looga doonaa arrimaha Federaalka iyo hiigsiga 2016 iyo halka loo dhaqaaqayo haddii 2016 ay wax doorasho ah ay ka dhici waydo Soomaaliya.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online