Maxaa Jaamacadda Nugaal U qabsoomey guud ahaan, gaar ahaan sanad dugsiyeedkii tagey ?

April 14, 2015 - Written by Editor

NugaalLaascaanood:-Iyadoo fekerka iyo riyadii Aasaaska Jaamacadda Nugaal ay ahayd 1999. Iyadoo furitaan ka jaamacaddu uu aha iskaashi dhex marey waxgaradka deegaanka iyo qurba joogta u dhalatey deegaan ka. Iyadoo 11 sano ay ka soo wareegtey dhagax dhiggii iyo furitaankii jaamacadda Nugaal ee magaalada Lasanod, gobalka Sool.

Ayaa waxa is xusuusin mudan in Jaamacaddu ay soo martey marxalado ama heerar kala duwan. Waxa sidoo kale xusuus mudan in deegaanka Jaamacaddu ku taal ay ku geedaamin yihiin duruufo siyaasadeed, dhaqan dhaqaale iyo kuwa bulsho intaba.

Si kastaba ha ahaatee, waxa Alle mahadiis ah in jaamacadda Nugaal oo ay si wadajir ah uga hawl-galaan hormuudna ka yihiin waalidiinta, ardayda dhigata jaamacadda, kuwa ka baxay, macalimiin iyo maamul isla markaana haysata taageerada bulshada gudaha iyo dibadaba.

Taasi waxay keentey in maanta Jaamacaddu marayso marxlad wanaagsan oo qofkasta oo jecel danta guud ee deegaanka SSC uu ku faani karo. Halkaan ka eeg warbixinta oo dhamaystiran

Maamulka Jaamacadda Nugaal

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online