Mu’ tamarkii 8aad ee Holland ee jaaliyada Soomaaliyeed ee Holland iyo nawaaxigeeda

April 24, 2015 - Written by Editor

Somalische Flyer a5 (WEB)Holland:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigiisa in la qaban doono Mutamarkii sanadlaha ahaa  waxaa la qabanayaa 06 -05 ilaa 10-05-2015 Ka soo qeybgal wacan.

Mutamarka ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona culumada kala ah

1- Sh. Mustafa Xaaji Ismaciil (Norway)
2- Sh.Dr. Dawood Alasoosy (Kuwait)
3- Sh. Suldan Gasle (Holland)
4- Sh. Maxamad Idiris (Saudi Arabia)
5- Sh. Abuu- Suheyb (Holland)
6- Sh. Bashiir Shiil (Canada)
Wakhtiga uu Bilaawmayo Mutamarka
Saacada: 18:00 (bacdal casar)

Cinwaanka Halka lagu qabanayo Mutamarka:

Markazquba
Schaafstraat 27-29
1021 KD Amsterdam

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir
Abu-Khadiija Tel: 31-685528748 ama Guled
Wayrax Tel: 31-687187319

Halgan.net
Holland

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online