Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo looga hadlay arrimaha dhowr ah.[Masawiro]
April 9, 2015 - Written by Editor
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Max’ed Cali Gaas ayaa waxaa maanta looga hadlay arrimaha Nabadgelyada, Soo Dhoweynta Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Mowqifka Puntland ee Arrimaha Gobolada Dhexe, Xiritaanka Xawaaladaha Soomaaliya ee dalka Kenya iyo Todobaadka Soo Bandhigidda Dhaqanka iyo Farshaxanka Puntland.[nggallery id=573]
Hoos ka eeg Warsaxaafadeedkii ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirada Dawladda Puntland ee maanta
[singlepic id=11433 w=900 h=800]
[singlepic id=11434 w=900 h=800]
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

