Shirka Maamul u sameynta Gobollada dhexe oo maanta Cadaado ka furmay

April 16, 2015 - Written by Editor

cadaadoCadaado:-Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegaya in uu furmay Shirka Maamul u sameynta Gobollada Dhexe, Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud ayaa furay wuxuuna khudbad ka jeediyey xarunta uu ka soconayo Shirka Maamul u sameynta Gobollada Dhexe madaxweynaha DFS ayaa sheegay in laga shaqeeyo siddii looga dhisi lahaa goballada dhexe maamul goballeed loo wada dhan yahay.

Waxaa sidoo kale goobta ka hadlay Ugaasyo ,Nabadoono iyo Masuuliin ka tirsan Maamulka Ximan iyo Xeeb kuwaas dhamaan soo dhaweeyey in uu maanta ka furmo magaalada Cadaado Shirka Maamul u sameynta Gobollada Dhexe. Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud iyo Odayaasha Dhaqanka Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa isku Afgartay khilaaf yar oo soo dhexgalay labada dhinac.


Wararka soo faahfaahin ah ee soo kordha kala soco Halgan.net

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online