Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Bari oo SBC uga waramay weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhiga Baalade ee Boosaaso [Dhagayso]

April 18, 2015 - Written by Editor

taliyeBoosaaso:-Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Bari C/xakiin Yuusuf Xuseen oo saaka la hadlayay SBC,ayaa Faah faahin ka bixiyay weerar xalay lagu qaaday Saldhigga Baalade ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Taliyaha ayaa sheegay In weerarkaasi ay soo Qaadeen saddex dhalinyarro ah oo ka tirsan Al-shabaab , Ciidanka Amaankana ay ku daba Joogaan. wuxuu noo sheegay in weerar kaasi uu ku dhaawacmay Taliyaha Saldhigga Baalade ee magaaladda, Bosaaso islamarkanna uu soo gaaray dhaawac fudud.

Ugu danbeyn ayuu sheegay in ay isla xalay sameeyeen Howlgallo ay ku soo qabqabteen dad lagu Eedeenayo iney falkaasi ku lug leeyihiin.

Hoos ka dhageyso wareysiga Taliyaha Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Bari 

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/1whrkus4bp/sbc.mp3]

 

Source: SBC

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online