Warbaahinta gudaha dalka Kenya oo soo bandhigtay Liiska akoonnada la Xanibay (Akhriso)

April 8, 2015 - Written by Editor

kenya_tv_networkNairobi:-Warbaahinta gudaha dalka Kenya ayaa  soo bandhigay liiska shirkadaha xawaaladaha Soomaalida ee la xayiray iyo shaqsiyaadka ka kooban 86-da ruux oo la xanibay akoonadooda waxaana liiska ka soo muuqday qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya waxaana ka mid ah

1-Sheekh Maxamed Cabdi Umal
2-Sheekh Maxamed Sheekh Cismaan
3-Sheekh Maxamed  Ahmed Bedal

Culumada Soomaaliyeed ee in badan ka hadashay fikirka guracan ee Al-Shabaab ayuu ka mid yahay Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaahn waxaase wax lala yaabo ah in dowlada Kenya  iyo amniyaadka Al-Shabaab ay isku u ugaarsanayaan culumada Soomaaliyeed iyaga oo qaar ka mid ah dilay iyaga oo Salaad ka soo baxay halka qaar kale ay dileen iyaga salaada ku jira

Halkan ka Akhriso Liiska akoonnada la Xanibay oo ay soo bandhigtay Warbaahinta gudaha dalka Kenya(Akhriso)

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta faahfaahin intaa ka badan hadii alle idmo

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online