Wasiirka waxbarashada Puntland oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda VOA.[Dhagayso]

April 29, 2015 - Written by Editor

DSCN9580Nairobi:-Wasiirka Waxbarashada dowladda Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey idaacadda VOA qaybta af-ka Soomaaliga isagoo uga warbixiyey booqashada uu Madax weynaha DFS Xassan Sh Maxamuud ku joogo Garoowe iyo weliba shirka maamul u samaynta Gobollada dhexe ee ka socda degmada Cadaado iyo weliba shirar kale duwan oo magaalada Nairobi  uu wasiirku la yeeshay World Bank iyo xubno ka tirsan beesha Caalamka.

Hoos ka Dhagayso waraysiga uu wasiirka waxbarashada Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame uu siyey VOA

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/dyicb592a6/Calixaaji.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
April 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online