Wasaaradda Caafimaadka oo 25 dhaawacyo howlo daaweyn ah ugu dirtay maanta dalka Qatar.[Masawiro]
(May 5, 2015)
Mogadishu, Talaado, May 05, 2015 – Wasaaradda Caafimaadka oo kaashaneysa Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo dhiiri gelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta markii seddexaa
Madaxweynaha DFS oo kulan taariikhi ah Muqdisho kula yeeshey Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka[Masawiro]
(May 5, 2015)
Muqdisho, 5 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka John Ker
Iska horimaad xalay ka dhacay Tuulada Yalho oo 45 KM u jirta Boosaaso
(May 5, 2015)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xaurnta Gobolka Bari ayaa sheegay in iska horiaad hubaysan uu xalay ka dhacay Tuulada Yalho oo qiyaastii 45km dhanka koonfur-bari kaga beegan m
Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka John Kerry oo Muqdisho tegay
(May 5, 2015)
Muqdisho:-Xoghayaha arrimaha dibadda ee dowladda Mareykanka John Kerry ayaa dhawaan gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya , isagoo kulamo la qaadan doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda F
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Nairobi kula kulmay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya.[Masawiro]
(May 5, 2015)
Nairobi:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo weli ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa safaaradda Jarmalka ee Nairobi kula kulmay Safiirka waddanka J