Maxay tahay Shiicadu ? Xaggee ka timid Asalkeeda Shiicadu Sh Daahir Aw-Cabdi.[Dhagayso]
(May 9, 2015)
Boosaaso: Waxaa caawa idiin soo gudbin doonaa qaar ka mid ah muxaadaraadkii ka baxay Nadwo cilmiyeed diini ah oo loogu magacdaray Manhajka Ahlu Sunaha Iyo Halka ay ka taagan yihiin Shiicada( منهج
Maamulka Machadka Khadiija ee kulan Sanadeedka u dhigay Macalimiinta iyo Ardayda Machadka.[Masawiro]
(May 9, 2015)
Laascaanood:-Maamulka Machadka Diiniga ee Khadiija ee magaalada Laacaanood ee xarunta Gobol ka Sool ayaa u dhigay ardayda wax ka barata machadkaa iyo barayaasha wax ka dhiga kulankii sanadlaha ahaa ee
Xaflad sagootin iyo mahadcelin ah oo lagu qabtay Dugsiga Agoonta ee Daarul Xanaan Qardho.[Masawiro]
(May 9, 2015)
Qardho:-Xafladan oo ahayd xaflad si heersare ah losoo agaasimay ayna kasoo qaybgaleen maamulka degmada masuuliyiinta waxbarshada heer gobol iyo her degmo masuuliyiinta shirkada Golis maamul ka macalim
Madaxweyne ku xigeenka PL oo ka qeyb-galay Aasqaran oo Gaalkacyo loogu sameeyey Xildhibaan Siciid Xuseen.[Masawiro]
(May 9, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdi xakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 9-5-2015 magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gob
Raisulwasaaraha DFS Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke oo hortagay golaha Baarlamaanka
(May 9, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid, oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka mudane Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirada
Sheikh Axmed Nuur oo Shahaadada PhD ku sameeyey Taariikhda Xarakaadka Islaamiga ee Soomaaliya
(May 9, 2015)
Saaka oo Jimce ah 5/08/15 ayaa Baaraha Soomaaliyeed ee Ahmed Nuur Macalim Cabdulqaadir  ka qaatay Jaamacada Graduate Theological Foundation (GTF) kuliyadeeda Falsafada Islaamiga Shahaada Diktoornimad
Madaxweynaha DFS oo la dardaarmay taliyaasha Booliska iyo Asluubta (Masawiro)
(May 9, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa hortiisa lagu dhaariyey taliyeyaasha cusub ee Ciidammada Asluubta iyo Booliska S/Gaas Bashiir