Shirkada Golis oo Ajiibtay codsigii culimo’udiinka Soomaaliyeed amabixisayna ilaa 300 oo qof.[Masawiro]
(May 16, 2015)
Boosaaso:-Shirkadda Isgaarsiinta Golis ayaa maanta mar kale ambabixisay qaar kamid ah qaxootigii ka soo barakacay dagaalada kasocda dalka Yaman kuwaas oo loo safriyay magaaladda Muqdisho ee caasimadda
Live Tafsiirka Qu,aanka Dr Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq (Dhamaad).
(May 16, 2015)
Norway:- Waxaa haatan si live ah u soo galay Tafsiirka Qu,aanka oo ka baxa Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana akhriya darsiga Tafsiirka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax
Khudbadii Sh Bashiir Axmed Salaad iyo Sh Maxamuud ay kaga hadleen Al-Shabaab (Daawo)
(May 16, 2015)
Garoowe:-Shir laga hadlayey amniga Puntland iyo dhibaatada kooxda Al-Shabaab ee ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana shirkaas ka soo qeyn galay madaxada Puntland iyo qeybaha
Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi oo dil toogasho ah lagu xukumay
(May 16, 2015)
Qaahira:-Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi oo ay ciidanka milatariga xukuna ka tuureen ayaa maanta maxakamad ku taal dalka Masar waxay ku xukuntay dil toogasho ah. Madaxweynihii hore
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe.[Masawiro]
(May 16, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayey safar shaqana ugu maqnaa dalalka Talyaaniga, Isutagga imaaraadka carabka iyo Kenya ayaa ma