Madaxweyne Gaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay Qardho xarigana ka jaray wado cusub oo Laami ah.[Cod/Masawiro]
(May 21, 2015)
Qardho:-Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo kasoo ambabaxay caasumada Puntland ee Garowe ayaa shacabka magaalada Qardho waxa ay uga hortageen duleed
Guddiga shirka wadatashiga beelaha Puntland oo shaaciyay xilliga iyo goobta lagu qabanayo shirka
(May 21, 2015)
Garowe:-Gudiga qabanqaabada shirka wadatashiga beelaha Puntland ayaa galabta si rasmi ah ugu dhawaaqay wakhtiga iyo goobta lagu qabanayo shirka wadatashiga beelaha wada dega Puntland waxaana ay shirja
Shirkada xawaalada ee Amal oo lacag gaaraysa $20,000 ugu deeq day qaxootiga yemen kuna wareejisay Al-minhaaj.[Masawiro]
(May 21, 2015)
Boosaaso:-Xalfad aad loo soo agaasimay oo ka dhacday xafiiska guud ee Mu’asasadda Al-minhaaj , ayaa bankiga xawilaada ee Amal uu deeq lacageed   oo ay ugu tabarucday qaxootiga ka soo cararaya da
Suldaan Cabdiqani Qorane oo lagu soo dhaweeyey degmada xarfo.[Masawiro]
(May 21, 2015)
Xarfo:-Waxaa maalinti shalay lagu soo dhaweeyey degmada Xarfo ee gobolka Mudug wafdi uu hogaami nayo Suldaanka cusub ee Beesha Maxamed Cumar (Cumar Maxamud) Sh. Cabdi qani Qorane Maxamed oo dhawaan be
Boqor Burhaan oo wareysi siiyey Idaacadda BBC-da qeybta Af-Soomaaliga. [Dhagayso]
(May 21, 2015)
Cape-Town:-Boqor Burhaan Boqor Muuse oo weli socdaal ku jooga dalka Koonfur Afrika ayaa wareysi dheer oo uu siiyey Idaacada BBC-da Qeybta Af-Soomaaliga waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo la xiriira s