Qarax ka dhacay masaajid ku yaal dalka Sucuudiga
(May 22, 2015)
Weerar bam ayaa lagu qaaday salaadii Jimacaha, masaajid Shiicada ay leeyihiin oo ku yaala dalka Sacuudiga.Ugu yaraan toban qof ayaa lagu soo waramayaa in ay dhinteen, qof goob joog ahna waxa uu sheega
Madaxda u sareysa DFS oo qaabilay wasiirka arimaha dibada ee dalka Qadar (Masawiro)
(May 22, 2015)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Hassan Sheikh Mohamed oo ay wehlinayeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Omar Abdirashid Ali Sh
Maamulka Sare ee JBA oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Ardayda Jaamacada Bariga Afrika Faraca Qardho.[Masawiro]
(May 22, 2015)
Qardho:-Kulankan oo ahaa kulan maamulka sare ee jaamacada bariga Africa uu la qaatay ardaydii horay uga qalinjabisay jaamacada iyo kuwa sanadkan ka qalin jabinaya ayaa ujeedkiisu ahaa sidii ardayda dh
Khudbadii Jimce ee Masjidka Abubakar ee Nairobi Sh Umal.[Daawo]
(May 22, 2015)
Nairobi:-Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa  waxaa uu maanta kaga hadlay khudbadii Jimco laba arrin oo dadka Ahlu Janaha ay heli doonaan . Sheekha oo soo jeedinayey khudbada jimcaha ee maanta ayaa sheegay
Mowqifka Dawladda Puntland ee mooshinka ka dhanka ah Baarlamaanka Jubba-land           
(May 22, 2015)
Garoowe:-Dawladda Puntland markay qiimaysay mooshinka ka dhanka ah sharciyadda Barlamaanka Jubbaland ee la horkeenay Golaha Shacabka Dawladda Federaalka Soomaaliya Aragtayna qodobada lagu dhisay keeni
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo dhagax dhigay dhismaha wadada Ceel-daahir-Ceerigaabo.[Masawiro]
(May 22, 2015)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22-5-2015 deegaanka ceel-daahir ee Gobolka Barri ka dhagax dhigay wadada Ceel-daahir-Ceerigaa
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey Boosaaso[Masawiro]
(May 22, 2015)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22-5-2015 soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobol
Machadka Sunnaha ee Muqdisho oo ay ka qalin jabiyeen Arday gaaraysa ilaa 227.[Masawiro]
(May 22, 2015)
Muqdisho:-Machadu sunah oo lagu daraaseeyo shareecada iyo luuqada carabiga kuna yaalo magaalada Muqdisho ahna Machadka shirciga ah midka ugu wayn ee ku yaal Muqdisho ayaa waxaa ka qalin jabiyay arday
Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Hidaaya Sh Maxamuud Shible (Dhageyso)
(May 22, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee masjidulhidaaya ee magaalada Nairobi oo maanta uu ka soo jeediyay Sh Maxamuud Sh Maxamed Shibli, sheekha waxa uu khudbada maanta ooga hadlay fa