Madaxweynaha Jubaland oo gaadiid dagaal ka gudoomay dalka Imaaraadka (Masawiro)
(May 25, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha dowlad gobaledka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta wuxuu ka gudoomay dalka isku taga imaaraadka Carabta deeq gaadiid dagaal ah kuwaas oo ay dowlada imaadku ugu deeqday J
Gaas: Baarlamanku yuusan ku Mashquulin Jubba.[Dhagayso]
(May 25, 2015)
Boosaaso:-Madaxweynaha Maamulka Puntland Prof. Cabdiweli Cali Gaas ayaa gardaro ku tilmaamay mooshin yaalla baarlamaanka Somalia oo ka dhan ah baarlamaanka Jubba land. Dr.Gaas ayaa u sheegay Xildhibaa
Taariikhdii Sh.Yuusuf Sayid Cali Dhuux waxaa ka waramaya Sh.Xassan Maxamed Ibrahiim.[Dhagayso]
(May 25, 2015)
Boosaaso:-Sheekh Xassan Maxamed Ibrahim oo ku magacdheer Abu Xassaan oo ka mid culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ka waramay taariikh kooban oo ku saabsan Sheekhiisii Sh.Yuusuf Sayid cali Dhuux Allah
Madaxweyne Gaas oo booqday xarumo dawladeed oo ku yaala magaalada Boosaaso.[Masawiro]
(May 25, 2015)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 25-5-2015 kormeer shaqo ku tagey xarunta wasaaradda maaliyadda Puntland ee magaalada Boosaso
Culimada iyo shacabka Yeyle ee Gobolka Sool oo ka hadlay dhismaha Masjid iyo Machadka[Masawiro/Video]
(May 25, 2015)
Laascaanood:-Deegaanka Yeyle oo ka tirsan Gobolka Sool kana mid ah deegaanada ay ku dhaq maan xoolaha kaas oo uu ku yaalo Ceel Caana oo ay kacabaan shacabka Yeyle kuwaas oo mar kasta baahi badan ay u