Shirkadda Dahabshiil Group oo 30,000 oo doollar ku wareejisay gudiga gurmadka culimada Boosaaso.[Cod/Masawiro]
(May 31, 2015)
Boosaaso:-Waxaa maanta Shirkadda Dahabshiil Group ay deeq lacageed ooo gaaraysa ilaa 30.000, oo dollar ay ku wareejisay gudiga gurmadka culimada Boosaaso ee uu gudoomiyaha u yahay Sheekh Axmed Yuusuf
Beesha Mudulood oo qada sharaf u samaysay Boqor Burhaan Boqor Muuse[Masawiro]
(May 31, 2015)
Muqdisho:-Duubabka Beesha Mudulood oo uu hormuud u yahay Imaan Maxamed Yusuf Cali Imaan, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, Caaqilo, Nabadoono, Wasiiro, Siyaasiyiin iyo Xildhibaano, Haween, Ganacsato, Gudoomi
Ra’isal Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid oo gaaray Magaalada Cadaado
(May 31, 2015)
Cadaado:-Ra'isal Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa gaarey magaalada Cadaado waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey masuuliin ka tirsan Maamulka ximan iyo xeeb wasiiro xildhibaan
Mashruuca Ceelasha Goboka Gedo iyo Muassada Al-Rahmah (Masawiro)
(May 31, 2015)
Gedo:-Ayadoo ay muuqato dhibatada balaaran ee abaarahha soo laalaabtay Gobolka Gedo u keenaan, taasoo ay keento biyo la’aan weyn oo gobolku dheer yahay wadanka intiisa kale, ayadoo ay aad ugu yaryih
Ra’iisul Wasaaraha DFS ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi ka socday dalka Shiinaha.[Masawiro]
(May 31, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashid Cali Sharmarke iyo xubno ka tirsan golaha wasiiradda oo ay ka mid yihiin; Wasiirka Qorshaynta iyo Is kaashiga Caalamiga,