Baaq deg deg ah oo ku socda umadda Soomaaliyeed Sh. Maxamuud Sh Xassan Abu Dalxa.[Video]

May 30, 2015 - Written by Editor

AbudalxaOdense:-Walaalayaal qof kasta oo caaqil ah wuxuu arkayaa,maqlayaana dhibaatada qabsatay dadkii qoxootiga ku ahaa dalka Yeman oo haddana mar labaad iyagoo fara madow dib ugu soo laabtay dalkii Hooyo.

Soomaalidu waxay ku Maah Maahaadaa ”Adigoo hadhsan waayey ma laguu soo hadhgaley”Walaalayaal aan caawinno walaalaheenna Soomaaliyeed gaar ahaan Masaajidda iyo Maraakiztuba ha u istaageen arrinkaasi inay bulshada u abaabulaan.

Hoos ka Daawo Baaqa Sh Maxamuud Sh Xassan Abu Dalxa

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online