Madaxweynaha DFS iyo Wasiirada arimaha dibada ee dalalka Kenya iyo Itoobiya oo gaaray Kismaayo (Masawiro)

May 7, 2015 - Written by Editor

25Kismaayo:-Madaxwaynaha DFS Xasan Sh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuulinta ugu sareysa Maamulka J/land iyo dadweyne tiro badan.

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa waxaa saaka ka socda xaflad caleemasaarka ee xubnaha Barlamaanka Jubbaland waxaana ay ka dhaceysaa hoolka Ceymiska .

Wufuud tiro badan oo ka socota beesha caalamka ayaa gaartay maanta magaalada Kismaayo si ay uga qeyb galaan xaflada caleemasaarka ee xildhibaanada Barlamaanka Jubbaland waxaana ka mid ah wasiirada arimaha dibada Kenya iyo dowlada Itoobiya.

no images were found

Waxaa kale oo gaaray magaalada Kismaayo xubno ka socda Midowga Afrika ,QM ,iyo saraakiil ka socota Urur gobaleedka IGAD.

Cabdi Yare
Kismaayo
Masawirada Dhanaan.com

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online