Mashruuca Ceelasha Goboka Gedo iyo Muassada Al-Rahmah (Masawiro)

May 31, 2015 - Written by Editor

006Gedo:-Ayadoo ay muuqato dhibatada balaaran ee abaarahha soo laalaabtay Gobolka Gedo u keenaan, taasoo ay keento biyo la’aan weyn oo gobolku dheer yahay wadanka intiisa kale, ayadoo ay aad ugu yaryihiin ceelasha riigaga, xiliyada abaarta ayaa mararka qaar waxaa dhacday in biyo loo dhaamiyo meel matoorka ujirta 120KM intaasna aysan biyo lahayn.
Muassada Al-Rahmah oo ayadu sanadihii lasoo dhaafay kuhowlanayd wax kaqabashada biyo la’aanta gobolka Gedo ayaa waxay diyaarisay kana hawl gashay qorshihii arintaas wax looga qaban laha:
1.In 10 ceel laga qodo meelaha ugu daran ee had iyo jeer dadka iyo xoolaha kule’daan biya la,aan darteed.
2.In Ceelka loo dhamaystiro khadamaadkiisa sida, Haanta kaydka biyaha, darka xooluhu ka cabaan, qolalka Matoorka iyo waadiyaha. sida ka muuqata naqshada ku lifaaqan.
3.In ladayactiro ceelal horay loo qoday oo dumay ama dayacmay.
Baaq: Al-Rahmah Foundation waxay ugu baaqeysaa dhamaan walaalaha Soomaaliyeed, inay uga qeyb qaataan Mashruucan sadaqada jaariga ah wax kasta oo ay awoodaan, haday ahaan laheyd lacag ay kudarsataan, inaad faafinta warkaan iyo kudheerigilinta muxsiniinta inay wax kudarsadaan.
Arrintaasi haday hir gasho waxaan rajaynaynaa inay wax weyn ka badasho nolosha dadka iyo duunyada gobolka Gedo, mar dambana aan la arkin qof oon ugu dhinta gobolka insha Allaah.

no images were found

Wixii Faahfaahin ah kalaxariir emailada, telephonada iyo pageka xamlada:
Dr. Sh. Cabdinuur Taano Somalia +252616718444
Sh. Cadulqaadir Xerow, Somalia: +252617122222.
Nabadoon Saney Gacamey, South Africa: +27728270256.
Sh. Aadan Maadey Qadar +97455458778
Dr. Sh. Cabdiweli Sh. Maxed X. Yuusuf, Finland: +358451533044.
Sh. Cabdiwali Xarbi , USA: +16513294854
Email: Abuzuhri1@gmail.com
Email: nur.ali99@gmail.com
Bogga Xamlada: www.facebook.com/gurmadka
Muassada Al-Rahmah

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online