Mutamar Islaami ah oo ka bilaaban doona Gobolka Alberta gaar ahaan magaalada Edmonton

May 12, 2015 - Written by Editor

mutamarAlberta:-Waxaa sharaf noo ah inaan ku casumno Dhammaan jaaliyadaha Somaliyeed ee ku nool Galbeedka Canada Gobolka Alberta gaar ahaan magaalada Edmonton iyo Nawaaxigeeda Mutamarkii Galbeedka Canada oo Cinwaankiisu Sanadkaan yahay ( NABIGII NAXARIISTA) NNK ). Mutamarku wuxuu Soconayaa Maalmaha 22,23,24 Bisha May 2015.
Waxaa Sanadkaan Mutamarka Marti inoo ku ah Culumo ku can baxay faafinta Cilmiga iyo wanaag farida Muslimka dhexdiisa gaar ahaan Somalida Dal iyo dibadba.
Waxaa ka mid culumada aad Mutamarka kula kulmi doontaan haduu ALLAAH idmo.

1-Sh Yusuf Aden
2-Sh Mohamed idris
3-Sh Musatafa Haji ismail
4-Sh Osman Haji Madad
5-Sh Muxyidiin Sh Abdullahi
6-Sh Said Raage
Waxaa kale oo sanada Mutamarka la socda Duruus ku baxaysa Luuqada English ka si ay ugu Faa,idaystaan Dhalinyarada wadamadaan ku kortay iyo Dhamaan Muslimiinta kalaba.

Fadlan ka qayb qaado in khayrkaas umada gaaro oo ka soo qayb gal Ehelka iyo Asxaabtaadana gaarsii..
Goobtu waa
Edmonton Islamic Academy
14525 127St, Edmonton, AB
Wixii faahfaahin ah kala xiriir Masaajidka Sahaba. Phone: (780) 757-8800
Wa Jazaakumullaahu khayran.

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online