Xaflad Balaaran Oo Lagu Qabtay Dug.Hose/Dhexe Ee Al-Xikma (Masawiro)

May 30, 2015 - Written by Editor

IMG_2176Garowe:-Xafladaan oo ahayd mid siwanaagsan loo saa agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay Boqolaal Dad weyne ah oo isku gu jiray Maamulka Dugsiga Hoose Dhaxe Ee Al-Xikma Garowe Xubna kasocda Gudoonka Waxbarashada Nugaal /Waalidiin Iyo Marti Sharaf kaloo Badan .

Waxaana ardayda Dugsiga wax kabarata Ay soo Jeediyeen Areyo Ay kaga digayeen (Diyaanada/ Tahriibta /Qaadka / waxayna ku cabirayeen Suugaanta Soomaalida .

Xafladaan Oo Dadweynihii Goobjooga ahaa Ay kasoo baxeen iyagoo wajiyadooda laga dheehan karay farxad iyo rayn rayn una mahad celiyay Maamulkii Iyo Macalimiintii Ardaydaan Sida wanaagsan Usoo Barbaarshay .

Ardatda Kabaxday Fasalka 8Aad ka ayaa macalimiin tii wax soo baray Gudoon siiyay Shahaado Sharaf Waxaa kaloo Maamulka Dugsiga Hoose Dhaxe Ee Al-Xikma Garowe Abaal Marimo qaali ah Gudoon siiyay Ardaydii Kaalimaha Hore Kagalay Imtixaankii Sanadka.

no images were found

Ugu danbayntii waxaa goobta kahadlay waaridiin iyo maamulka Dudsiga AL-Xikma waxaana Xaflada Sooxiray Maamulaha Schoolka Sh.Jaamac Siciid Isagoo Dhankiisa Ardayda Iyo Waalidiintaba Ugu Baaqay In ay Isku Duubnaadaan Kana shaqeeyaan Sidii Ay Ku horumarin lahaayeen Waxbarashadooda waxaana uu sigaara uladar daarmay Ardayda Kabaxday 8aadka In ay dadaal koodii meeshii kasii wadaan .

Nuur Jaamac Adan
Halgan Garowe

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online